Playing via Spotify Playing via YouTube
Skip to YouTube video

Loading player…

Scrobble from Spotify?

Connect your Spotify account to your Last.fm account and scrobble everything you listen to, from any Spotify app on any device or platform.

Connect to Spotify

Dismiss

A new version of Last.fm is available, to keep everything running smoothly, please reload the site.

Adaan Kula Hayaa - Lyrics

Inanyahay adaan kaa helaa
Kuu hanweynahay oo
Inanyahay adaan, adaan kula hayaa
Kuna heelanoo
Inanyahay adaa iga hantiya
Dhanka feedha hee

Adigaan hurdada kaaga go'ay
Haakah iyo jiifee
Adigaan hablaha tii aan arkaba
Kugu hilmaamaaye
Adaan kuugu heesaa
Sidii hooyo ubadkeedee

Hadalkaagu way malab
Dawo iyo himirtii doocaane
Muuqaal halaca sii
Daymada ishaad dareen hagaysaa
Gadhka iyo halbawlaha habaad
Gacan ku haysaayee
Hidda raac jacayl bay hayee
Hinda iga baanoo
Hinda iga baanoo

Higsi durugsan hood iyo aqoon
Aad ila hal maashay
Niyad dabacsan, dabacsan
Haybad iyo Hanaan
Hooyo ku aroortay
Ayaan kugu hawaystoon
Haween kaaga haybsaday

Heemaalkaaga goortaan dersay
Hubatiq qiimeeyay
Ee aan kor iyo hoos u dayay
Heedhe quruxdaada
Ayaan kuu hogaansamay
Sidii bacadle heeryaysan

Hadalkaagu way malab
Dawo iyo himirtii doocaane
Muuqaal halaca sii
Daymada ishaad dareen hagaysaa
Gadhka iyo halbawlaha habaad
Gacan ku haysaayee
Hidda raac jacayl bay hayee
Hinda iga baanoo
Macaan iga baanoo

Don't want to see ads? Subscribe now

API Calls